podcast2

007 – Dhalinyarada Somaliya iyo Technology

Maanta waxaan ka hadleynaa sida dhalinyarada Somaliya ay shaqo ooga heli karaan ‘computer programming’ hadii ay jiraan dad baro. Qofkii rabo inuu arintaan ka qayb qaato, fadlan ila soo xariir duraan522@gmail.com