podcast2

002 – Shalay, Maanta iyo Bari – Technology

Maanta waxaan ka hadleynaa siduu technology-ga aan maanta heysanu u hormaray, yaa ka danbeeyay, goormuu bilowday. Waxaan kaloo ka hadli doonaa mustaqbalka siduu noqon doono iyo waxyaabaha ku soo kordhi doono.